ajee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2)(ajeeyay, ajaysay) Biyo ajo ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ajee ↴
faajeer [m.l] (-rro m.dh)
Nin bakhayl ah oo aan xilkas ahayn.
maajeen [m.l]
Midab guduud boor xigeen ah oo ay lo'du yeelato.
maajeen [m.dh]
Naq badan.
qaajeer [m.dh]
Uskag cad oo jirka dadka, dharka iwm ku samaysma marka uu dhidid ama qoyaan gaaro isaga oo wasaq leh.
ulajeeddo [m.dh]
ld ujeeddo.
ajeendo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Xusuusqor. 2. Arrin duluc gaar ah ka hadlaysa oo looga doodo shir iwm.
ajeyn [m.f.dh]
eeg ajee.
darajee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-jeeyay, -jeysay)
Qof, si xushmad iyo qaddarin ku jirto ula dhaqmid. ld derejee.
dhamaajee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-jeeyay, -jeysay)
Barar dhacaan dhamaajo marin. ld dhammajee, dhamoojee, dhamooqee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg