Radeeb
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. R. ah: mindi, waran iwm oo aan af wax gooya lahayn. 2. radeebid.
Radeeb
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Mindi, waran iwm wax la radeebay noqosho. 2. Ciid, dhagax iwm wax hoos loo nabay noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga radeeb ↴
radeeban | radeebid | radeebnaan | radeebnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg