Sifee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-feeyay, -faysay)1. Wax nadiifin. 2. Wax kala miirid. 3. Wax sharxid. ld safee.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sifee ↴
baansiin | batrool | birxarbi | hufan | hufan | miire | nafto | safee | saliid | sharciyeed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg