Rabbi
(m.l)Weynaha dunida iyo waxa ku dul nool oo dhan abuuray; Alle; Eebbe.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh Rabbi ↴
eebbe [m.l]
Sarreeyaha awoodda leh oo wax kasta abuura oo weligiis jirey, jirina doona; Ilaah; Rabbi; Guulle; waaq; madhinte; weyne. ilaah, rabbi, guulle, waaq, madhinte, weyne
rabbituug [m.l]
Baryo Eebbe wax lagu weyddiisto.
allabbari [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ryay, -riday; -ryi)
1. Rabbi baryid; Ilaah wax ka tuugid. 2. Cunto lagu ducaysanayo samayn.
arabbikhi [m.dh]
Galley.
barabbixid [m.f.dh]
eeg barabbax². ld barabbax¹.
caaqilo [m.dh]
Ciqaabta Rabbi ee ku dhaca cid cid kale ama wax kale ku gabbood fasha; nabsi.
farabbixid [m.f.dh]
eeg farabbax².
Ilaah [m.l]
(dii.) Sarreeyaha awoodda leh oo wax kasta abuura oo weligiis jiray, jirina doona; Rabbi; Eebbe; Alle.
marabbi [m.dh]
Neef rabbaayad ah oo aan dadka ka cararin. ld murabbi.
rab [m.l]
Qarka meesha ugu sarreysa oo aan la fuuli karin.
rab [m.dh]
Meel; kob.
rab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Wax niyadda ka jeclaysasho.