abaadid
(m.f.dh)eeg abaad². ld abaad¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaadid ↴
cabaadid [m.f.dh]
eeg cabaad². ld caabad¹ (3).
abaad [m.l]
ld abaabid.
abaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Ku a.: muddo dheer xaalad gaar ah ku sugnaan, ku waarid. 2. Duugoobid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg