abaali
(m.dh) (-iyaal, m.l/dh)A. ah: haan duug ah oo biyaha sii daysa; boos.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaali ↴
yabaalid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yabaal². ld yabaal¹ (2). yabaal
qaarxabaalid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaarxabaal².
sabaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax sasabid.
sabaalin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg sabaali.
tabaalicid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tabaalac².
xabaalid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xabaal³. ld xabaal¹, xawaal¹.
boos [m.dh]
1. Haweenay lug ama gacan la'. 2. B. ah: haan duug ah oo biyaha sii deysa; abaali.
dabaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax biyo dabaal kaga gudbin. ld dabaalsii, dabbaali, dabbaalsii.
dabaalin [m.f.dh]
eeg dabaali. ld dabaalsiin, dabbaalin, dabbaalsiin, dabbaalsiis.