abhi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Qof maaggan in uu cid dhibaateeyo ereyo uu ku qaboobo ku dhihid. ld ahbi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abhi ↴
abhin [m.f.dh]
eeg abhi. ld abhis, ahbin, ahbis.
abhis [m.l]
ld abhin.
ahbi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld abhi.
ahbin [m.dh]
ld abhin.
ahbis [m.l]
ld abhin.
ab [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Awoowyaashii hore oo laga soo jeedo. 2. Abkay ma arag: weligay ma arag.
ab [Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb]
A.kay ma arag: weligay ma arag.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg