Site icon Qaamuus

jawaabta

abuurmid
(m.f.dh)

eeg abuuran¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abuurmid

tadhah [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-hay, -hday)
Qof maal ama darajo uu helay awgeed, kibir iyo isla weyni ku abuurmid.

beeran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
1. Miro geedo iwm wax baxay noqosho. 2. Ku b.: qof, dareen gaar ah ku abuurmid.

bilaabo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-lowday, -laabatay)
Bilaw yeelasho; abuurmid; curasho. ld billaabo.

dhalo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ashay, -alatay)
1. Ilmo uur ku jira ifka (aaduunka) imaansho. 2. Soo bixid ama kawsasho (bil ama dayax); bilasho. 3. Wax aan horay u jirin, abuurmid. Tus. “Kacaan baa dhashay”. 4. Kubbad lagu ciyaarayo shabaq gelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version