Site icon Qaamuus

jawaabta

adaadax
(m.l)

1. Socodka lala dhacdhaco tabar darro darteed. 2. Meesha ay iska galaan dhulka iyo buurta.

adaadax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)

Tabar darro awgeed la dhicdhicid (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh adaadax

adaadixid [m.f.dh]
eeg adaadax².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version