Site icon Qaamuus

jawaabta

adayg
(m.l)

ld adkaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh adayg

yaxaas [m.l]
(c.nafl.) Bahal webiga ku jira oo abeeso-lugaley weynaatay u eg; haraggiisa waxaa kasoo taagtaagan filgimmo geeso u eg oo waa adayg toxob leh; wuxuu leeyahay dabo dheer iyo madax isaguna dheer oo saddexgees qaabki leh; daaman adag iyo af weyn oo ilko ku sarcanyihiin; dadka iyo duunyadaba waa uu cunaa.

adkaan [m.f.dh]
eeg adag. ld adayg, adkaansho.

biyajiid [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Raadka daad ku reebo meel uu maray. 2. B. ah: rati muddo dheer la rarayey oo aan hilibkiisa la cuni karin adayg awgiis.

cag-adayg [m.l]
Dhul aan la budlin oo ciiddiisu adagtahay.

calool-adayg [m.l]
ld calool-adkaan.

calool-adayg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Ku c.: adkeysi iyo isbeddel la'aan muujin.

calooladaygid [m.f.dh]
eeg calooladayg².

dhabar-adayg [m.l]
Adkaysi loo yeesho hawl. ld dhabar-adkaan.

dhega-adayg [m.l]
Dabci qof leeyahay oo u diida in si sahlan ku fulin waxa loo diray. ld dhega-adkaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version