Site icon Qaamuus

jawaabta

adyadee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -deysay)

Cid adyad ku samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh adyadee

adyadeyn [m.f.dh]
eeg adyadee.

adyad [m.dh]
Cay iyo aflagaaddo cid aan mutaysan lagu yiraahdo; aabi; faduul.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version