afarran
(m.l)Nalfey wax dhashay iyo saddexdeeda ilmood oo wadajira.
afarran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax tiradoodu afar gaartay ahaansho; afar ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afarran ↴
afarranaan [m.f.dh]
eeg afarran². ld afarranaansho.
afarranaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld afarranaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg