afartan
(m.l.t)Tiro ka kooban afar meelood oo min toban ah; “40”.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afartan ↴
ummulbax [m.l]
Dhammaadka afartanka casho ee ugu dambeeya kolka ay hooyadu ummusho.
ummulbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Hooyo dhashay, intay afartanka casho ee ummusha ka dhammaysanayso u adeegid; nafaqgayn.
afartamaad [m.l/dh.t.j]
ld afartanaad.
afartambax [m.l]
ld afartanbixid.
afartambax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
ld afartanbax².
afartambixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld afartanbixi.
afartambixid [m.dh]
ld afartanbixid.
afartambixin [m.dh]
ld afartanbixin.
afartameeye [m.l.t]
ld afartaneeye.
afartameeyo [m.dh.t]
ld afartaneeye.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg