afartanbixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, isay)Naag dhashay ummulnimo ka bixin. ld afartambixi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afartanbixi ↴
afartambax [m.l]
ld afartanbixid.
afartambixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld afartanbixi.
afartambixid [m.dh]
ld afartanbixid.
afartambixin [m.dh]
ld afartanbixin.
afartanbax [m.l]
ld afartanbixid.
afartanbixid [m.f.dh]
eeg afartanbax². ld afartambax¹, afartambixid, afartanbax¹.
afartanbixin [m.f.dh]
eeg afartanbixi. ld afartambixin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg