afaysan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-smay, -santay; -smi)Wax af leh noqosho.
afaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)Wax af leh ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afaysan ↴
afaysmid [m.f.dh]
eeg afaysan¹.
afaysnaan [m.f.dh]
eeg afaysan². ld afaysnaansho.
afbadan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax afaysan ahaansho (qalab wax lagu gooyo).
lafaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Qof lafaha madaxa wax laga yeelay ahaansho.
safaysan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-smay, -santay; -smi)
ld sifaysan¹.
safaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld sifaysan².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg