Site icon Qaamuus

jawaabta

afeefo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-ftay, -fatay)

Ka a.: cid arrin khuseysa afeef ka yeelasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afeefo

afeefasho [m.f.dh]
eeg afeefo. ld afeefad.

hafeefo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ftay, -fatay)
Jir gubtey xanuun ka dareemid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version