Site icon Qaamuus

jawaabta

affuran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Aan soommanayn. ld afuran, afursan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh affuran

affurnaan [m.f.dh]
eeg affuran. ld affurnaansho, afurnaan, afurnaansho,afursanaan.

afuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa,-rnayd)
ld affuran.

afursan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld affuran.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version