Site icon Qaamuus

jawaabta

afhaye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

1. Turjubaan; afceliye. 2. Qof ku hadla magaca koox, dad, ummad iwm. ld afhayeen.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afhaye

afhayeen [m.l]
ld afhaye.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version