arli
(m.l)ld arlo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arli ↴
arlo [m.dh]
1. Dhul ballaaran. 2. Dal; waddan. ld arlaa'i, arli.
casarliiq [m.l]
Marka ay qorraxdu aad u gaabato oo ay dhicid ku dhawdahay.
garlibaax [m.l]
Bulka uu geedka galleydu soo rido inta uusan sabuulka yeela.
Yurub []
Yurub (Af-Ingiriis: Europe; Af-Carabi: أوروبا) waa qaarada ugu xigta dhinaca galbeed ee arliga weyn ee la isku yidhaahdo "Eurasia" kaasi oo ka kooban qaarada Aasiya iyo Yurub. Qaarada Yurub waxaa dhinaca waqooyi ka dhaca Bada Arktik, dhinaca galbeedka waxaa ka xiga Badweynta Atlaantik, dhinaca koonfureed waxaa ka dhaca Bada Mediterraniyan.
ar [u.j]
ld waryaa.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg