Site icon Qaamuus

jawaabta

aroosgeli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay. -isay)

ld aroosi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aroosgeli

aqalgelid [m.f.dh]
eeg aqalgal². ld aqalgal¹, aroosgal¹, aroosgelid.

aroosgelid [m.dh]
ld aqalgelid.

aroosgelin [m.f.dh]
ld aroosin.

aroosi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
U a.: qof guurkiisa tabaabusheyn. ld aqalgeli, aroosgeli.

aroosid [m.f.dh]
eeg aroos². ld aroos¹ (1), aroosgal¹, aroosgelid.

aroosin [m.f.dh]
eeg aroosi. ld aqalgelin, aroosgelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version