Site icon Qaamuus

jawaabta

aroosi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

U a.: qof guurkiisa tabaabusheyn. ld aqalgeli, aroosgeli.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aroosi

aqalgeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld aroosi.

aqalgelin [m.dh]
ld aroosin.

aroos [m.l] (-syo, m.dh)
1. ld aroosid. Ciyaaro iyo damaashaad loo sameeyo laba qof oo isguursaday. 2. Toddabada beri ee ugu horreysa aqal-galka. 3. A. ah: qof ku jira toddobaadkii ugu horreeyey aqalgalkiisa.

aroosgeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay. -isay)
ld aroosi.

aroosgelin [m.f.dh]
ld aroosin.

aroosid [m.f.dh]
eeg aroos². ld aroos¹ (1), aroosgal¹, aroosgelid.

aroosin [m.f.dh]
eeg aroosi. ld aqalgelin, aroosgelin.

foodgoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ooyay, -ooysay)
Gabarnimo ku aroosid.

guuri [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Aroos gelbin. 2. (f.g) Qoraal meel kala ku naqilid. 3. (f.mg) U g.: wiil ama gabar u aroosin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version