Site icon Qaamuus

jawaabta

asbax
(m.l)

A. ah: qof aan nasiib wacan lahayn.

asbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, xday; -bixi)

Ku a.: cid dhibaato kula kallihid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asbax

asbixid [m.f.dh]
eeg asbax².

kaskaasbax [m.l]
Xaalad liidatey oo horey loogu jirey oo laga soo fiicnaado.

kaskaasbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
Xaalad hore oo liidatey oo lagu jirey ka soo fiicnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version