Site icon Qaamuus

jawaabta

asheeri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Roob da'aya, wax, meel dedan oo aan darooreyn ka gelin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asheeri

asheerasho [m.dh]
ld asheerid.

asheerid [m.f.dh]
eeg asheer. ld asheerasho.

asheerin [m.f.dh]
eeg asheeri.

jirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax roob laga asheeriyey ahaansho.

jirsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Nafley roob meel dhisan ka gelin; okorin; asheerin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version