aslaax
(m.dh)1. Beer lagu dhaqmo. 2. ld aslaaxid.
aslaax
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-xay, -xday)1. (f.g) Hagaajin; dhul in wax lagu beero u diyaarin. 2. (f.mg) Nabad ka a.: nabad dhax dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aslaax ↴
aslaaxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nabad ka a.: heshiisiin.
aslaaxid [m.f.dh]
eeg aslaax². ld aslaax¹ (2).
aslaaxin [m.f.dh]
eeg aslaaxi.
aslaaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Islaax ahaansho.
aslaaxsanaan [m.f.dh]
eeg aslaaxsan. ld aslaaxsanaansho.
aslaaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld aslaaxsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg