Site icon Qaamuus

jawaabta

asluub
(m.dh)

Dhaqanwanaag; anshax.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asluub

edbi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Qof anshax xun toosin. 2. Asluub fiican cid ku barbaarin.

edebdaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax anshax iyo asluub xun ahaansho.

edebdarro [m.dh]
1. ld edebdarri. Anshax iyo asluub xun. 2. ld edebdarnaan. edebdarnaan

edebsami [m.dh]
Anshax ama asluub wanaagsan oo cidi ku sifowdo. ld edebsamo. edebsamo

afgobaadso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Hadal macaan oo hufan oo eed ka carar darteeda keliya u dhihid. 2. Si asluub leh arrin uga xogwarramid (qof).

anshax [m.l] (-xo, m.l)
(etno.)Habka iyo hanaanka qof bulshada uu la noolyahay la dhaqmo; asluub.

anshi [m.l]
Anshax; asluub.

asluubee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
Asluub u yeelid.

asluubeyn [m.f.dh]
eeg asluubee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version