boolicun
(m.l) (-nno, m.dh)Qof hanti booli ah ku dhaqma. ld boolicune, booliquute.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boolicun ↴
boolicune [m.l]
ld boolicun.
booliquute [m.l] (-tayaal, m.l/dh)
ld boolicun.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg