caabidid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg caabid². ld caabudid. caabid, caabudid
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caabidid ↴
caabudid [m.dh]
ld caabidid. caabidid
caabid [m.l] (-diin/-dyo, m.dh)
Caabid ah: qof muslin ah oo diinta sida ay tahay ugu dhaqma. ld caabud(1).
caabid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Ilaah u tukasho ama ka cabsasho. ld caabud(2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg