caabudid
(m.dh)ld caabidid. caabidid
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caabudid ↴
caabidid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg caabid². ld caabudid. caabid, caabudid
allacaabudid [m.dh]
ld ilaahcaabudid.
allebadane [m.l]
(dii.) Rumeyn, ama caabudid in ka badan hal ilaah; shirki.
ilaahcaabudid [m.dh]
(dii.) Camalsan oo Ilaah cabsidiisa loo sameeyo. ld allacaabudid.
caabud [m.l]
ld caabid¹.
caabud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld caabid².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg