caanallul
(m.dh)Cayayaan yar oo sida doorshaanka qolof adag leh oo inta hadba istaaga, salka dhulka la dhacdhaca.
caanallul
(m.l)ld caanolul; caanarrux, caanarruxato.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caanallul ↴
caanarrux [m.l]
ld caanallul².
caanarruxato [m.dh] (-ooyin, m.l)
ld caanallul².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg