Site icon Qaamuus

jawaabta

cabsiis
(m.l)

ld cabsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cabsiis

cabsiin [m.f.dh]
eeg cabsii. ld cabsiis.

cabsi [m.dh]
Wax dhibaato keena ama xun ama xanuun leh iwm, argaggaxa ay nafleyda uurkeeda ku abuuraan; argaggax, bixid, welwel; baqdin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version