Site icon Qaamuus

jawaabta

cadaadin
(m.f.dh)

eeg cadaadi. ld cadaadis¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cadaadin

laabtuurle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
(jool.) Muuqaal dhuleed qaanso u eg oo ka dhasha isa soo cadaadinta dhagxaanta dhulka hostiisa.

rarriib [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Ku r.: Wax, meel ku cadaadin.

xannib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Cid xayiraad u geysasho. 2. Dhibid; cadaadin; kadaadin.

cadaad [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
(cadaad, m.dh) 1. Geed, qodxo yaryar oo qaroofan iyo xabag macaan oo la cuno leh. 2. Xiddigga lixaha ka dambeeya.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version