caddi
(m.dh)ld caddaan¹; ld caddo.
Caddibid*
Dhibid ama shiddeyn; dhibaateyn; Xannibid
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddi ↴
saacaddiya [m.dh]
Neef si xoog leh loo soo saaro marka la qaadayo qasiiddada digriga.
tacaddi [m.l]
Wax lagu kaco oo xaqa weydaarsan; waxyeello; gardarro; xumaa-to. ld dacati.
tacaddi [Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2] (-iyay, -iday/isay; -iyi)
Ku t.: xad gudub samayn. ld dacati².
tacaddin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld tacaddiyid.
tacaddiyid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tacaddi². ld dacatin, dacatiyid, tacaddin.
caddaan [m.l]
1. Midabka cad. 2. Dadka inta midabkoodu cadyahay. 3. C. ah: lacag wax lagu kala iibsaado oo aan badeeco ahayn. 4. Daacadnimo; run. 5. Dhagax dumnadeed aan dhibco lahayn. ld caddiin.
caddib [m.l]
1. Luggooyo; kadeed. 2. ld caddibid.
caddib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Cid shiddo iyo dhibaato gaarsiin. 2. Cid luggooyo badid.
caddibaad [m.dh]
ld caddibid.
cad [m.l] (-dad, m.l)
1. Gabal hilib ah. 2. C. ah: in maro, dhul, xaashi iwm ah. 3. C. ah: qof gaboobay oo aan waxba qaban karin.
cad [m.l]
1. Midabka caanaha, nuuradda iwm ee soo celiya ilayska qorraxda. 2. Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin.
cad [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-ddaa, -ddayd; -cadcad)
1. Wax cad ahaansho. 2. Wax bayaan ah oo aan shaki ku jirin ahaansho. 3. Waa ka caddahay: waa liitaa.