caddib
(m.l)1. Luggooyo; kadeed. 2. ld caddibid.
caddib
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)1. Cid shiddo iyo dhibaato gaarsiin. 2. Cid luggooyo badid.
Caddibid*
Dhibid ama shiddeyn; dhibaateyn; Xannibid
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddib ↴
caddibaad [m.dh]
ld caddibid.
caddiban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay; -bmi)
Wax la caddibay noqosho.
caddiban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax la caddibay ahaansho.
caddibid [m.f.dh]
eeg caddib². ld caddib¹ (2), caddibaad.
caddibmid [m.f.dh]
eeg caddiban¹.
caddibnaan [m.f.dh]
eeg caddiban². ld caddibnaansho.
caddibnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld caddibnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg