Site icon Qaamuus

jawaabta

cadgoo
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-ooyay, -oysay)

U c.: qof cayroobay kaalmayn; qof wax aan filanayn siin; qof tartan ku jira garab siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cadgoo

cadgoosasho [m.f.dh]
eeg cadgooso.

cadgooso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Ka c.: cid godob ka gashay ka aarsasho.

cadgoyn [m.f.dh]
eeg cadgoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version