Site icon Qaamuus

jawaabta

cafi
(m.l)

ld cafis.

cafi
(Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2) (-iyay, -iday/isay; -iyi)

Dembi ama qaan cid gashay u dhaafid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cafi

caafimaadqab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Xaalad cafimaad ku sugnaan.

saamax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday; -mixi)
Wax xun oo cid fashay ama loo haystay ciqaabtii ay mutaystay ka cafin.

cafiif [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
C. ah: suubban; san; aamin ah; lillaahi ah; toosan.

cafiifnimo [m.dh]
Cafiif ahaansho.

cafin [m.dh]
ld cafiyid.

cafis [m.l] (-syo, m.dh)
U dhaafidda dembi ama qaan cid gashay. ld cafi¹.

cafiyid [m.f.dh]
eeg cafi². ld cafin.

coosh [m.l]
1. ld cooshad. 2. Cafish.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version