Site icon Qaamuus

jawaabta

cagabbeel
(m.l)

Hanti yar oo la siiyo qof baadi doonay.

cagabbeel
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-eelay, -eeshay)

Ku c.: qof, baadidoon daal badan kala kulmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cagabbeel

cagabbeelid [m.f.dh]
eeg cagabbeel². ld cagabbeelis.

cagabbeelis [m.dh]
ld cagabbeelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version