cagafcagaf
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-fyo, m.dh)Gaari xoog badan, leh lugo rabar ama bir ah oo beeraha lagu falo ama lagu geed qaado.
cagafcagaf
(Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone)C. leh: cod lagu muujiyo meermeeridda.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cagafcagaf ↴
yaanbo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Bir xalleefsan oo af ballaaran iyo daab leh oo beeraha lagu falo. 2. Bir af ballaaran oo godan leh oo ay cagafcagaftu beeraha ku fasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg