Site icon Qaamuus

jawaabta

cagsi
(m.l)

Ka soo hor jeedo; lid. ld caksi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cagsi

caksi [m.l]
ld cagsi.

lid [m.l]
(nax.) Labo erey oo mataana ah oo micnahoodu iska soo horjeedo sida: “dheer/gaab”, “weyn/yar” iwm; cagsi.

cag [m.dh] (-go, m.l)
1. Canqawga inta ka hooseysa ee lugta dadka ama nafleyda qaarkeed. 2. (fk) C.ta/c.aha: imminka; hadda.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version