cajab
(m.dh)Yaab.
cajab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)La c.: wax la yaabid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cajab ↴
cajabi [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
C./ka c.: qof yaab ku abuurid.
cajabid [m.f.dh]
eeg cajab².
cajabin [m.f.dh]
eeg cajabi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg