Site icon Qaamuus

jawaabta

calaacalid
(m.f.dh)

eeg calaacal³. ld calaacal¹, calaancal¹, calaancalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calaacalid

cabaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Neef geel ah oo la xanujin si uu cabaad u sameeyo. 2. Calaacalid, catawid (qof).

calaacal [m.l]
1. ld calaancal 1. Hadal beerlaxawsi leh oo lagu muujinayo dhibaato dhacday oo taakulayn u baahan. 2. ld calaacalid.

calaancalid [m.dh]
ld calaacalid.

calaacal [m.l]
1. ld calaancal 1. Hadal beerlaxawsi leh oo lagu muujinayo dhibaato dhacday oo taakulayn u baahan. 2. ld calaacalid.

calaacal [m.dh] (-lo, m.l)
Gacanta dadka inteeda hoose ee cad; baabbaco; sacab.

calaacal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Ka c.: cid dhibaato ku dhacday, erayo beerlaxawsi leh cid kale u jeedin. ld calaancal².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version