Site icon Qaamuus

jawaabta

calaamadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax calaamo u yeelid. ld calamadee, calaamee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calaamadi

yib [m.dh]
Cayaar fadhiga lagu dheelo, shan iyo labaatan hogood leh, si afar gees ah dhulka loogu calaamadiyo, oo ay dheelaan laba qof oo kiiba yeesho laba iyo toban dhagax oo isku midab ah, waxaana loo cayaaraa habka daamada loo dheelo.

calaamadayn [m.dh]
ld calaamadin.

calaamadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
ld calaamadi.

calaamadin [m.f.dh]
eeg calaamadi. ld calaamadayn, calaamayn.

calaamayn [m.dh]
ld calaamadin.

calaamee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
ld calaamadi.

horudhalow [m.l] (-wyo, m.dh)
Fool beenaad xoolaha qabata oo calaamadihii foosha leh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version