caloolacad
(m.dh) (-dyo, m.l)Dagaal dad badan ku hoobtay. ld caloolacaddo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caloolacad ↴
caloolacaddayn [m.f.dh]
eeg caloolcaddee.
caloolacaddee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -daysay)
Nafley galgalasho hadba caloosha la soo kor-marinayo samayn.
caloolacaddo [m.dh]
ld caloolacad.
case [m.l]
1. Dhagax weyn, guduudan oo guryaha lagu dhisto. 2. Ciyaarta delebka marka afarta qori ee lagu ciyaarayo ay caloolacaddeeyaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg