camalsami
(m.dh)Dabeecad wanaagsan oo qof yeesho. ld camalsamaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh camalsami ↴
camalsamaan [m.f.dh]
eeg camalsan. ld camalsamaansho, camalsami.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg