Site icon Qaamuus

jawaabta

cambuulo
(m.dh)

Badar la kariyey isagoo iniinahiisa aan la burburin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cambuulo

cambuulee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Badar cambuulo ka dhigid.

juscambuulo [m.l]
Hal jus oo Quraan ah marka uu arday dhammeeyo cuntada uu bixiyo. ld juscambuuleed.

koronkor [m.dh]
Mesego la kariyay, iyadoo aan la shiidin; cambuulo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version