Site icon Qaamuus

jawaabta

cammir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

1. Dukaan, badeeco badan dhigid. 2. Shaah, sonkor, caleen, qoroful, hayl iwm isu dheellitirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cammir

cammiraad [m.dh]
1. Wax aan dhab ahayn oo meel maran lagu buuxiyo. 2. ld cammirid.

cammiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la cammiray ahaansho (dukaan).

cammirid [m.f.dh]
eeg cammir. ld cammiraad.

cammirnaan [m.f.dh]
eeg cammiran. ld cammirnaansho.

cammirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld cammirnaan.

shaab [m.l] (-bab, m.l)
1. Nin dhallin yar oo xoog leh. 2. Sh. ah: dukaan badeeco ka buuxdo oo cammiran.

shammir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Meel cammirid (dad).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version