Site icon Qaamuus

jawaabta

candhaaq
(m.l)

ld candhaaqid.

candhaaq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)

Si kala daadsanaan iyo qaabdarro ah u fadhiyid (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh candhaaq

candhaaqid [m.f.dh]
eeg candhaaq². ld can-dhaaq¹.

candhaaqsasho [m.f.dh]
eeg candhaaqso. ld can-dhaaqsi.

candhaaqsi [m.l]
ld candhaaqsasho.

candhaaqso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Si candhaaq ah u fadhiisasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version