Site icon Qaamuus

jawaabta

candhasaab
(m.l) (-byo, m.dh)

Kolay maro ama harag ka samaysan oo ariga candhada loo geliyo si aysan dhashoodu u nuugin.

candhasaab
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

Neef ari ah si aysan dhashiisu u nuugin kolay harag ama maro ka samaysan candhada u gelin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh candhasaab

candhasaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax la candhasaabay ahaansho (ari).

candhasaabasho [m.f.dh]
eeg candhasaabo.

candhasaabid [m.f.dh]
eeg candhasaab².

candhasaabnaan [m.f.dh]
eeg candhasaaban. ld candhasaabnaansho.

candhasaabnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld candhasaabnaan.

candhasaabo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Ari irmaan si aysan dhashiisu u nuugin candhasaab u gelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version