cantuugo
(m.dh) (-ooyin, m.l)Cabitaan ama cunto hal mar afka buuxisa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cantuugo ↴
cantuuji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof cunto uu cantuugo siin.
ham [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
H. dheh/ h. siin: cod lagu muujiyo cantuugo aad u weyn samayn.
kabbo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar oo kol afka lagu qaado. 2. Qasac yar oo lagu cabbiro, saliid, gaas iwm.
kabbo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-baday, -batay)
Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar kol afka ku qaadid.
maggaabi [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iyay, -isay)
Hoore aad loo cantuugo siin (qof).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg