caraatan
(m.l)Kaftan suugaaneed cay ah oon laga caroon oo wiilasha iyo gabdhaha isdhaafsata; yooyootan. ld caraatamid.
caraatan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)Kaftan suugaantiisu sarreyso laba dhallinyaro (wiil iyo gabar) ama ka badan isdhaafsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caraatan ↴
caraatamid [m.f.dh]
eeg caraatan². ld caraatan¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg