caraysii
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iiyay, -iisay)1. Is c.: is daalin. 2. Ka c.: cid caro ku abuurid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caraysii ↴
waayo [Xiriiriye | Conjunction] (nax.)
Erey lagu xiriiriyo weer sababley ah; sababtu waxaa weeye, maxaajira, maxaawacay, maxaayeelay. Tus. “Xasan wuu iska tegay, waayo, waad ka caraysiisay”.
caraysiin [m.f.dh]
eeg caraysii.
cari [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Qof ama xayawaan ka caraysiin. 2. (f.mg) Neef rimman candho keenid.
guhaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Qof ka caraysiin. 2. Qof guubaabin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg